wyszukanych pozycji: 2
Wadajir Baa Awood Leh
ISBN: 9780957026964 / Somali / Miękka / 2017 / 46 str. Termin realizacji zamówienia: ok. 13-18 dni roboczych. Sheekadan -Wadajir baa awood leh- waxay ka mid tahay sheekooyinka xigmadaha waaweyn leh ee ay soomaalidu ku sheekeysato, jiilba jiil u soo gudbinayey, ummada kalena ay la wadaagaan. Waa sheeko-xariiro la soo qaato marka la doonayo in laga tusaale bixiyo wanaagga wada jirka uu leeyahay iyo dhibta ka iman karta kala tagga iyo iskaashi la'aanta. Soomaalidu waxay leedahay maahmaaho dhowr ah oo wadajirka ka hadlaya waxaana ka mid ah; -Far kaligeed fool ma dhaqdo- iyo midda kale ee oraneysa -Gacma wadajir bey wax ku gooyaan-, sidoo kale suugaanleyda ayaa maansooyinkooda in badan uga hadla wadajirka...
Sheekadan -Wadajir baa awood leh- waxay ka mid tahay sheekooyinka xigmadaha waaweyn leh ee ay soomaalidu ku sheekeysato, jiilba jiil u soo gudbinayey,...
|
|
cena:
52,26 zł |
Shiicada: : Caqiidadeeda Iyo Sooyaalkeedii Geeska Afrika
ISBN: 9780993431319 / Somali / Miękka / 2016 / 142 str. Termin realizacji zamówienia: ok. 13-18 dni roboczych. |
|
cena:
54,43 zł |