Dagaalka sokeeye ee Soomaaliya wax qumman lagama qorin. Aamina oo Xamar ku dhalatay kuna kortay waxay dagaalka sokeeye ku weyday reerkoodii oo dhan iyo barbaar ay Jaamacadda Ummadda ee Soomaaliya ka wada baxeen aadna isu jeclaayeen. Aamina, dhibtaas magaalada Xamar ku qabsatay kuma halmaamin dalkeeda oo ay aad u jeceshahay iyo Soomaalinimada oo aad ugu fog. Haddana, mar kale bay nin isjeclaadeen mucjisada DNA ama hiddesidaha baa walaalkeed ka dhigtay. Sida DNa ama hiddesiduhu u caddayn doono walaaltinimada iyana waa arrin amakaag ah oo dhab noqotay, iyada oo ninku London ee boqortooyada...
Dagaalka sokeeye ee Soomaaliya wax qumman lagama qorin. Aamina oo Xamar ku dhalatay kuna kortay waxay dagaalka sokeeye ku weyday reerkoodii oo dhan iy...
Marar badan baa cadaab magac ahaan loo sheegaa, haddana dad baa nolosha ay maraan cadaab u tahay. Falxado koonka korkiisa cadaab bay ku martay, rajonimo, jacayl yaraan ku galay ayna calfan weyday oo la dhaafiyey, kufsi haddana la damcay in ninkii kufsaday loo guursho. Ciribxumadii Gartii canjeelku waxay keentay carar iyada oo uu uur ku yeelatay kufsigii. Iyada oo will sidata baa haddana la qafaashay addoon ahaanna loo iibshay Soomaaliya gudaheeda. Dal Carbeed baa lagu addoonsan jirey iyada iyo wiilkeedii, haddana la sii kala iibshay. Falxado waxa ay Ciirsila qoraysaa iyada oo 52 jir ah kuna...
Marar badan baa cadaab magac ahaan loo sheegaa, haddana dad baa nolosha ay maraan cadaab u tahay. Falxado koonka korkiisa cadaab bay ku martay, rajoni...
Arrimaha aan weli si baahsan loo soo bandhigin oo Maanraac si wanaagsan loogu taabanayo waxaa ka mi d ah basaasnimada Soomaaliya iyo Itoobiya isku hayeen, oo haddana siday dhalyo ahaan iyo ekaanba isugu dhow yihiin. Waa labo basaas oo walaalo ah oo Itoobiya iyo Soomaaliya u kala dhashay oo haddana aan is-aqoon aabbahoodna basaas Soomaali ah yahay. Hase yeeshee waalidka basaaska ah ee ka weyn dhalay oo aan isla noolayn oo Itoobiyaan iyo Soomaali kala ah oo qudhoodu Basaasyo yihiin baa la socda in wiilasha la isbarona lama rabo. Taas waxaa ka sii daran basaaska yar waxa uu jeclaanayaa gabar aad...
Arrimaha aan weli si baahsan loo soo bandhigin oo Maanraac si wanaagsan loogu taabanayo waxaa ka mi d ah basaasnimada Soomaaliya iyo Itoobiya isku hay...