"Goor subax ah ayaan soo abbaaray suuqa weyn ee Bakaaraha, waxaanan soo dul istaagey gaari afka soo aadinayey dalka Itoobiya. Weligey uma aanan safrin meel ka baxsan gobollada Soomaaliya, cabsi badan ayaana iga buuxdey, mana lahayn wehel aan ahayn buufis iyo rabitaanka oo i hoggaaminayey, indhana ii ahaa. Gaarigii ayaan ka bixiyey lacag ku dhoweyd 50 doolar, waxaana la ii sheegay in aan dhaqaaqayno goor dhow, markaanse in muddo ah sugayey ayaa habeennimadii naloo sheegay in uu dib u dhacay safarkeennii. "Rar ama xamuul nagu filan ma haysanno ayey nagu yiraahdeen mulkiilayaashii gaariga....
"Goor subax ah ayaan soo abbaaray suuqa weyn ee Bakaaraha, waxaanan soo dul istaagey gaari afka soo aadinayey dalka Itoobiya. Weligey uma aanan safrin...
'Lagaama Roona' is the second book published by Saida Sheikh Ahmed and it discusses the rights of Somali members of the LGBT] community. Sheikh Ahmed is not the first writer to write on this topic however; she is the first to address it in the Somali language. 'Lagaama Roona' is based on a thorough research that is looking at the rights of LGBT+ Somalis from cultural as well as religious perspectives. Sheikh Ahmed uses storytelling and humorous anecdotes to center the voices of LGBT+ Somalis and engage the reader into thinking about a subject that has long remained a taboo in the Somali...
'Lagaama Roona' is the second book published by Saida Sheikh Ahmed and it discusses the rights of Somali members of the LGBT] community. Sheikh Ahmed ...